Wareysi: Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed

Muqdisho

Wafti balaaran oo ka socodo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa muddo labo todobaad ku dhowba ku sugan dalkan Mareykanka iyagoo kulamo kala duwan la yeelanaya ganacsato, aqoonyahano iyo hay'ado kala duwan. Waxaanu safarkooda iyo howlaha Rugta ganacsigaba ka wareysaney agaasimaha Rugta, Cabdi Abshir Dhoore, Jaamac Maxamuud Jaamac ayaa ugu horeyna weydiiyey Socdaalkooda iyo wqaxa uu ku saabsan yahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Rugta Ganacsiga oo USA booqaneysa