Canada oo Wax Ka Baddaleysa Taageerada ay Bixiso

Xildhibaan Axmed iyo Qaar ka Mid ah Madaxdii Kulanka Wadatashi ka qeyb galay

Dowladda cusub ee Canada, ayaa wadda qorshayaal lagu sahminaayo bal in wax laga baddalo qaababka ay dalkaasi ku caawiso dalal adduunka ka mid ah oo illaa iyo 20 gaaraya.

Wadatashiyo ay qeyb ka ahaayeen xubno dowladda ka mid ah oo uu ku jiro xildhibaan Axmed Xuseen, ayaa kii ugu dambeeyay shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Toronto ee dalka Kanada.

Haddaba, Jamaal Axmed Cismaan, ayaa khadka telefoonka kula sheekeystay xildhibaanka, waxana uu weydiiyay bal in uu sharaxaad inaga siiyo wadatashiyadaasi?

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Kanada oo Wax ka badaleysa Taageeradeeda