Barnaamijka Wicitaanka: Waziir Cabdulqadir Cabdi Xaashi

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijkeena Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkaan, waxaan ku qaadaa dhigi doonnaa, tayeynta waxbarashada Soomaaliya.

Waxaa marti inoogu ah, Waziirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, Md. Cabdulqadir Cabdi Xaashi.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya, wariyaheena Jamaal Ahmed Cusman.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka wicitaanka dhageystaha.