Faa'idooyinka Kulan Cilmiyeed ay Jaamacadda Umadda Qabatay

Muqdisho

Sidii aad idaacadeehinnii todobaadkan qaar kamid ah ku maqasheen, waxaa magaalada Muqdisho kusoo gaba gaboobey kulan cilmiyeed ay soo qaban qaabisey Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed.

Kulan cilmiyeed kaas iyo faa'iidooyinka laga filan karo waxaa warbixintan nooga diyaariyey wariyaheenna Jaamac Buulle Jaamac Farasle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Fa'idada Dood Cilmiyeedka waxbarashada