Ohio: Dhalinyaro Somali ah oo Fikrado Ganacsi Abuuray

Qaar ka mida dhalinyarada Soomaalida ee wax ku bartay dalka Maraykanka ayaa la yimi fikrado ganacsi oo ay iyagu hal-abuureen. Maxamed Raage, waa Guddoomiyaha shirkadda FiveID Design, oo ka shaqaysa gobolka Ohio ee dalka Maraykanka.

Waxyaabaha ay soo saaraan waxaa ka mida sharaab ay cabbaan dadka Jimicsiga sameeya, gaar ahaan kuwa qaada biraha.

Haddaba Maxamed Raage waxaa waraysi la yeelatay Ayaan Sheikh oo ka tirsan VOA.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhalinyarada Ohio