Somalia oo Jabuuti oo Heshiis kala Saxiixday

Djibouti

Dowladaha Somalia iyo Djhibouti ayaa maanta magaalada Djibouti ku kala saxiixday heshiis iskaashi ah oo ay ku wada shaqeyn doono wasaaradaha boostada ee labada dal.

Wasaaradda boostada Djibouti ayaa damacsan inay wasaaradda boostada Somalia ka caawiso sidii ay shaqadeedii dib ugu bilaabi lahayd.

Warbixintan waxaa Djibouti ka soo diray Ramadan Muse.

Your browser doesn’t support HTML5

Heshiis dhexmaray Somalia iyo jabuuti