Shaqaalo Turkish Ah Oo Soomaaliya Ka Baxay

Muqdisho

Shaqaalihii u danbeeyay ee Turkey ah ee ka howlgali jiray cisbitaalka Deva oo ay maamusho hay’adda Nile ayaa maanta ka baxay magaalada Muqdisho.

Arrintaan ayaa ka danbeysay kadib markii dowladda Somalia ay amrtay in Turkida ka shaqeynaysay hay’addaha lala xiriiray Imam Fethulah Gulen ay dalka ka baxaan.

Haddaba, waxaa soo baxaya in ka bixista shaqaalahan ay saameyn ku yeelanayso bukaannadii ku xirnaa cibistaalkaasi. Wariyaha VOA-da Nuur Xasan Bukhaari ayaa arrintan ka wareystayXassan Maxamed Cali “Caadle” oo ka mid ahaa shaqaalaha cibistaalkaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Shaqaalaha Turkiga ee Isbitaalka Deva oo Muqdisho ka baxay