Somaliland: 8 Ruux Oo Dil Lagu Xakumay

Maxkamad

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 qof oo ku eedeysnaa dilka taliyihii qaybta booliska gobolka Saaxil.

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 qof oo ku eedeysnaa dilka taliyihii qaybta booliska gobolka Saaxil.

Horraantii sanadkaan ayey kooxo hubeysani ku khaarijiyeen taliye Cabdirazaq Maxamed Yusuf buuraleyda gobolkaasi.

Maxkamada ayaa sidoo kale xakunno kala duwan ku ridday dad uu ku jiro gudoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Saaxil.

Warbixin umuurtaan ku saabsan waxaa waxaa inoo soo diray wariyaheena magaalada Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamada Hargeysa oo xakun dil ah ku riday 8 ruux