Qunsulka Turkiga ee Hargeysa oo ka Hadlay Nile Academy

Qunsulka Turkiga ee Hargeysa

Qunsulka Dawladda Turkiga u fadhiya magaalada Hargeisa ayaa markii u horeysay faahfaahin ka bixiyay inqilaabkii ka dhacay dalkiisa iyo mawqifka ay Somaliland ka qaadatay hay’ada Nile Academy oo lagu xidhiidhiyay inqilaabkaas.

Qunsulka ayaa qodobadan kaga hadlay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayay magaalda Hargeysa. Wariyaha VOA Cabdixakiim Maxamuud Shirwac oo shirkaas jaraa’id ka qayb galay ayaa warbixintan nooga soo diyaariyay.

Your browser doesn’t support HTML5

Qunsulka Turkiga ee Hargeysa oo hadlay