Dagaalo Ka Dhacay Bay Iyo Sh/Hoose

Shabaab

Dagaal u dhaxeeyey ciidamada Ethiopia iyo kooxda Al Shabaab ayaa shalay gelinki danbe ka dhacay deegaanka Wardiinle oo ee gobolka Bay.

Sida uu kusoo warramay wariyaheena magaalada Baydhabo dagaalka ayaa waxa ku geeriyooday ku dhawaad 17 ruux oo ay ku jireen dad rayid ah.

Dhinaca kale dagaal u dhaxeeyey ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo maleeshiyada Al Shabaab ayaa ka dhacay degmada Qoryooleey.

Warbixintan waxaa magaalada Baydhabo kasoo diray wariyaha VOA Mukhtar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalo ka dhacay Bay iyo Shabeelaha Hoose