Wicitaanka: Prof. Axmed Ibraahim Nageeye

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Hormoodka Kulliyadda Dhaqaalaha ee Jaamacadda SIMAD ee magaalada Muqdisho, waxana uu ka hadlayaa saameynta afgambigii toddobaadkan ka dhacay Turkiga.

Barnaamijka waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka