Faaqidaadda: Mareeynta Qaxootiga Dib Ugu Laabanaya Somalia

Xero Qaxooti

Dowladda Kenya ayaa dhowaan sheegtay inay dib u celineyso qaxootiga Soomaalida ee ku sugan xerada Dhadhaab. Sidoo kale, qaxooti badan ayaa billaabay inay iskood dalka ugu laabtaan.

Hase yeeshee su’aashu waxa ay tahay sidee ayaa loo maareyn karaa qaxootiga dib ugu noqonaya dalka, maxaase laga baran karaa dalalkii ay arrintan oo kale horey u saameysay. Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka, waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka