Wicitaanka Dhageystaha: Aqoon yahan Aadan Makiina

Wicitaanka Dhageystaha

Kusoo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, oo toddobaadkan aan diiradda ku saareyno xiisadaha ka dhex oogan dadka madowga ah ee Mareykanka iyo askarta booliiska ee caddaanka ah ee waddankan Mareykanka.

Barnaamijka waxa marti noogu ah aqoon yahan Aadan Makiina, oo ka mid ah tifatirayaasha degalka wararka ee Wardheernews, islamarkaasina shaahaddada Ph.D ka diyaarinaya culuumta public policy and administration jaamacadda Walden University ee Minnesota. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa barnaamijka idin soo saaray islamarkaasina idin la socodsiinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Bar. Wicitaanka Dhageystaha