Ururka MAP oo Diiday Is-diiwaangalinta Warfidiyeenada

Puntland

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta si weyn u diiday go’aan shalayto ka soo baxay Maamulka Puntland oo warbaahinta lagu amrayo inay iska diiwaangeliyaan wasaaradda warfaafinta Puntland.

Ururuka warbaahinta ayaa sheegay inay maxkamad la koroyaan wasaaradda warfaafinta Puntland oo ay sheegay inay donayso inay caburiso saxaafadda xorta ah.

Warbixintan waxaa Garoowe goor dhaweyd ka soo diray Nuux Muuse Birjbeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta MAP