VOA oo Wareysatay Gudd. Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdishu Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa waraysi uu siiyay Idaacadda VOA waxa uu kaga hadlay caqabadaha hortaagan Amniga Muqdishu.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inaan la xakameyn karin hubka magaalada Muqdisho yaalla, sababtuna ay ugu wacan tahay in dalku dagaal ku jiro, taasina ay keentay inaan lakala saari karin cidda cadowga ah iyo cidda ciidanka ah ee magaalada ku sugan.

Wariyaha VOA Muqdishu Cabdulqaadir Maxmaed Cabdulle ayaa waraystay gudoomiyaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Gudd. Gob. Banaadir