Muuqaal: Sida Looga Ciiday Laascaanood

Ciidda iyo Laascaanood

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa si weyn looga ciiday, waxaana dadweynuhu ay isugu soo baxeen goobo loo asteeyey inay salaadda ciidda ku tukadaan.

Haddaba Weriyaha VOA ee Laascaanood Cabdikariin Olol ayaa warbixintan muuqaalka ah Laascaanood ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Sida Laascaanood looga Ciiday