Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 324

Dhaqanka iyo Hiddaha

Toddobaadkan waxaa dalka Jabuuti laga xusay maalinta 27-ka June oo ah maalinkii Jabuuti ay xoriyadda ka qaadatay gumeystihii Faransiiska.

Haddaba qeybtan barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa ay ku saabsna tahay xoriyadda Jabuuti iyo suugaanta ku qotonta. Waxaa soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha #324