Dhageyso Barnaamijka Martida Mikrafoonka

Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ka bixiddii Britain ee Midowga Yurub, waxana marti ku ah Cabdi Cumar Cali oo si dhow ula socdey aftdiii Britain ay kaga baxdey Midowga Yurub, kana mid ahaa madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK.

Waxa barnaamijka la diyaar ah Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida Makrafoonka