Ganacstada Muqdisho oo ka Qeyb Galaya Dhismooyinka Jidadka

Muqdisho

Kulan ay maanta isugu yimaadeen ganacsatada magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay sidii wax ka badal loogu sameyn lahaa dhaqaalihii ay horey isugu qoreen ee ku aadanaa mashruuca dhismaha wadooyinka.

Ganacstada aya go’aan ku gaaray in lacag lagu kordhiyo muddo hal sano ah tariifooyinka laga qaado gaadiidka xamuulka ah ee dakadda magaalada ka howl gala.

Lacagta halkaas kasoo baxda ayaa waxaa lagu caawin doonaa dhismooyinka waddooyinka magaalada Muqdisho.

Faahfaahinta warkan waxaa Muqdisho ka soo diray weriyaheena Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xasan Kaafi