Wicitaanka: Wasiir Axmed X. Gaboobe

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirka Beeraha ee Somalia, Axmed Xasan Gaboobe oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA ee ku sugan meelo kala duwan oo dunida ah.

Waxa barnaamijka soo diyaariyey Jamaal A. Osman

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka