Dhalinyaro La Tuhmayo oo Boosaaso Lagu Qabtay

Boosaaso

Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay inay qabqabteen dhalinyaro badan oo qorshaynayey inay ka tahriibaan xeebaha maamulkaasi. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inay tuhunsan yihiin in dhalinyaradu ay u socdeen Sucuudiga iyaga oo sii mara lahaa waddanka Yemen. Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixinan Boosaaso nooga soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Tahribayal la xirey