Wicitaanka: Wasiirka Arrimaha Dibedda

Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda

Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda

Barnaamijka Wacitaanka Dhagaystaha ee todobaadkan waxuu ku saabsanyahay qaxootiga ku sugan xeryaha Dhadhaab oo ay Kenya dhowaan sheegtey inay dib ugu celinayso Somalia.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Cabdisalaam Hadliye Cumar oo ka jawaabaya su'aallo ay weydiinayaan qaarka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisey Sahra Abdi Ahmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso: Wasiir Hadliye oo ka Jawaabaya Su'aallaha Dhageystayaasha.