Faaqidaadda: Turkiga iyo Taageerada Somalia

Madaxweynaha Turkey oo xadhiga ka jaraya terminaalka cusub ee garoonka Muqdisho.

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan tagaeerada iyo kaalmooyinka dowladda Turkiga ay siiso Soomaaliya, iyo saameynta ay ku yeesheen dalalka Carabta qaarkood oo iminka u muuqda kuwa iyagana arrimaha Soomaaliya si aad ah u daneynaya.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Turkiga Iyo Taageerada Somalia