Caweyska: Abwaan Cali-Goox

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Abwaan Maxamed Axmed Cali "Cali-goox" oo ka sheekeynaya qishada heesta Bisaaro ee uu qaado fanaanka Shey Mire Dacar iyo waxa ka jira in heesta ay ka hadleyso waayo jacayl oo soo maray fanaanka qaadaya iyo in kale.

Barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Caasho Cuud ka dhageyso xagga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

Caweyska Washington