Muqdisho: 4 Qof oo Ku Dhintay Weerar iyo Qarax

Qarax

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay rasaas iyo qarax is-daba socday oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay rasaas iyo qarax is-daba socday oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Rasaasta ayaa ugu horrayn lala beegsaday baabuur uu lahaa Guddoomiyaha degmada Boondheere Qaasim Xasan Cabdulle, taasi oo keentay in cidamadu cayrsadaan baabuurka ay wateen dblayda weerarka gaystay oo markii dambe la sheegya inuu qarxay.

Arrintan ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka wareystay weriyaha VOA ee Muqdisho Axmed Xasan Colaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Weerar ka dhacay Muqdisho