Barnaamijka Qurbe: Soomaalida Sweden

Vasteras, Sweden

Barnaamijka Qurbe ee todobaadkan waxuu ku saabsan yahay hay’ada qaxootiga Qaramada Midoobe ee UNHCR oo ququlka Muhaajiriinta kala hadashey qeybgaha bulshada Somaliyeed ee dhaqanka magaalada Stockholm ee Sweden.

Waxa Barnaamijka marti noogu ah, Ibraahim Maxamuud Jaamac oo ah suxufi qeyb ka haa kulanka iyo Alma Adan oo iyadu hel u urur u dooda xuquuqda dumarka qaxootiga ah ee Sweden.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Qurbe