Dowlada Federaalka & Puntland oo Heshiiyey

Puntland

Maamulka Puntland ayaa in mudo ah ka biyo diidsanaa hanaanka awood qeybsiga ee 4.5 in lagu saleeyo dhismaha dowladda 2016.

Dowlada Federaalka iyo Maamulka Puntland ayaa heshiis ku gaarey magaalada Garoowe.

Maamulka Puntland ayaa in mudo ah ka biyo diidsanaa hanaanka awood qeybsiga ee 4.5 in lagu saleeyo dhismaha dowladda soo socota ee la dhisayo sanadkan 2016.

Si kastaba, heshiiskan cusub ayey Puntland ku aqbashay 4.5, balse waxaa heshiiska qeyb ka ah qodobo kale oo dhowr ah, oo ay ka mid tahay in 4.5 uusan mar dambe dib usoo laaban, wixii ka dambeeya 2016.

Warbixintan waxaa magaalada Garowe ka soo direy wariyaheena Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Heshiiska Dowlada Federaalka iyo Puntland