Muqdhisho: Hoobiyeyaal Madaxtooyada lagu Weeraray

Warar ka imanaya Muqdisho ayaa sheegaya in hoobiyayaal lagu tuuray dhiaca madaxtooyada Somalia, kuwaasi oo ku dhacay dhow meel u dhow madaxtooyada.

wariaya VOA, Jacfar Kuukaay ayaa faahfaahinta inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Duqeynta Madaxtooyada