Dib u Dhis ka Socda Magaalada Kismaayo

An Tallafawa Masu Kanannan Karfi Don Hidimar Sallah

Magaalada Kismaayo ee koonfurta Somalia, oo ka mid ah ahayd magaallooyinkii inta badan lagu dhex-dagaallamay, ayaa haatan u muuqata mid ka soo kabsanaysa dagaalladii.

Magaalada ayaa waxaa iminka ka socda dib u dhis xooggan, oo lagu sameynayo goobo badan.

Sidoo kale, qaar ka mid ah qurbo-joogta magaaladu ayaa waxa ay dib ugu noqdeen si ay maalgeshi ugu sameeyaan.

Weriyaha VOA, Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan noo so diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dib u dhis ka socda Kismaayo