Kenya oo Sheegtay inay Dishay 34 Al-Shabab ah

Somalia

Ciidamada Kenya ayaa sheegaya inay 34 maleeshiyada al-Shabaab ah ku dileen weerarro ka dhacay xalay iyo shalay galab meel u dhow degmada Afmadow iyo meel kale oo u dhow deegaanka Kulbiyow ee Raaskaanbooni.

Wareysi arrintaas ku saabsan ayaa VOA ay la yeelatay weriyaha Idaacadda ee Kismaayo, Khadar Maxamuud Xarred.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warka al-Shabab