Galgaduud: Caruur ku Dhimatay Baraak ay ku Dhaceen

Wararka ka imanaya Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in afar carruur ah ay dhinteen shalay, kadib markii sida loo malayanyo ay ku dhaceen barkad ay biyo ka buuxaan.

Shilkan ayaa ka dhacay degaan u dhow magaalada Caabudwaaq. Sida ay wax u dhaceen waxaa warbixintan nooga soo diray Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Caruur Baraak ku dhimatay