Tacdiyada Haweenka Soomaaliyeed ay la Kulmaan

Fatima

Maanta waxaa guud ahaan caalamka looga dabaal-dagayaa maalinta caalamiga ah ee haweenka ee 8-da March.

Sidoo kale, dumarka Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha Soomaaliya iyo meelo kale oo caalamka ka mid ah, ayaa iyaguna u dabaal degaya maalinkan.

Hase yeeshee, Haweenka Soomaaliyeed oo laf-dhabar u ahaa nolosha qoysaska Soomaaliyeed ayaa hadana waxaa ay la kulmaan tacadiyo kala duwan.

Wariyaha VOA-da , Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan kasoo diray London.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Maalinta Haweenka