Barnaamijka Dhaqanka Iyo Hiddaha, Qeybta 307

Dhaqanka iyo Hiddaha

Qeybta 307-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee idaacadda VOA Somali waxa ay ku saabsan tahay dhaqashada ariga iyo Soomaalida, muhiimadda uu lee yahay iyo suugaantii laga tiriyey. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa ee dhageysi wanaagsan.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha