Faaqidaadda: Shirka Istanbul ee Arrimaha Soomaaliya

Shirka Istanbul

Magaalada Istanbul waxaa dhowaan lagu soo geba geebeyey shirkii Iskaashiga Heerka sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada iyo wakiilo ka socday beesha caalamka, waxaase ka maqnaa maamulka Puntland.

Barnaamijka faaqidaadda ayaa waxa uu ku saabsan yahay waxyaabihii kasoo baxay shirkaas iyo doorashada Soomaaliya ee 2016-ka, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Faaqidaadda: Shirkii Istanbul