Xuska Af-Soomaaliga oo Hargeysa lagu Qabtay

Iyada oo laga duulayo horumarinta afka ayaa Jaamacadda Hargeysa ay kuliyadaheeda ku dartay mid lagu barto afka Soomaaliga oo saddex sanadood ay ardaydu degree ku qaadanayso.

Wariyaha VOAda ee Hargeysa Barkhad M. Kaariye ayaa warbixin arrintaas ku saabsan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Xuska Afka Soomaaliga