Wicitaanka: Xildhibaan Khadiija M. Diiriye

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriyo oo ka hadlay arrin muran dhalisay oo la xiriirta xasaanadda xubnaha baarlamaanka ee Somalia.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya wariye Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Bar. Wicitaanka