Madaxweyne Xasan oo Su'aalo Uga Jawaabay Bulshada

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Muqdisho kaga qeyb galay madal loogu magac darray Daahfurnaanta Dowladda, oo su'aalo bulshada ugaga jawaabay madaxweynaha.

Jacfar Kuukaay, ayaa warbixintan magaalada Muqdisho ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Daahfurka Dowladda