Abaaro ka jira Deegaano ka Tirsan Somaliland

Abaar aad u daran ayaa laga soo sheegayaa degaanno ka tirsan Somaliland. Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in xaaladda nolosha dadka iyo duunyadaba ay aad u daran tahay roobab aan di’in aawadeed.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici ayaa booqday magaalada Baki oo ka mid ah dhulka ay abaartu ku dhufatay.

Xaashim Cumar Good ayaa warbixintan kasoo diray Boorama.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Abaaraha Somaliland