Wicitaanka: Maxamed C. Cabdi (Martello)

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Maxamed Cabdillaahi Cabdi (Martello) oo loo doortay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Maamul-goboleedka Galmudug.

Barnaamijka waxa inoo soo diraariyey, soona jeedinaya wariye Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Bar. Wicitaanka