Dagaal ka Dhacay N60 oo 3 Qof ay ku Dhinteen

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ee Somalia ayaa sheegaya in dad rayid ah oo saarnaa baabuur ay dhinteen kadib markii maanta uu iska hor-imaad uu ku dhexmaray deegaanka Number 60 maleeshiyo beeleedyo hubeysan, sida uu ku soo warramay weriyaha VOA ee Baido, Mukhtar Mohamed Atoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Iska-hor-imaad dhimasho sababay