Sharma'arke: Deegaan Wax Laguma Dooran Karo

Ra'iisul wasaare Cumar

Reysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cumar Cabdirashiid Sharma'arke, ayaa difaacay qodobbadii ay dowladda Soomaaliya ka soo saartay shirkii madasha wadatashiga qaranka ee doorashada sanadkan 2016.

Sharma'arke, oo wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali wareysi siiyay ayuu kaga hadlay waxyaabo badan.

Ka dhageyso qeybtan hoose wareysiga Reysal wasaaraha.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Reysal wasaare Sharm'arke