Barn. Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 302

Dhaqanka iyo Hiddaha

Qeybta 302-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa ay ku saabsan tahay suugaantii Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugulle, oo dhowaan ku geeriyooday dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta, gaar ahaan ruwaayaddii Indha Sarcaad ee uu sameeyey abwaanka.

Barnaamijka, waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha