Wafdi DFS oo Geneva uga Qeyb-galaya Shirka Xaquuqda Insaanka

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka

Magaalada Geneva ee dalka Switzerland waxaa socda shirka dib u eegista Xuquuqda Aadanaha ee Dunida, kaas oo afartii sanoba mar la qabto.

Wasiirka arrimaha Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Soomaliya Sahra Maxamed Cali Samatar iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliya Axmed Xaaji Daahir ayaa ka mid ah masuuliyiinta ka qayb gelaya shirkan.

Haddaba Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka telefoonka ku waraystay Xeer ilaaliyaha Guud.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Xeer-ilaaliyaha guud