Dhaqanka & Hiddaha: Abwaan Cali Sugulle

Dhaqanka iyo Hiddaha

Qeybta 301-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa ay ku saabsan tahay suugaantii Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugulle, oo dhowaan ku geeriyooday dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta.

Barnaamijka, waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha