Ciidamo Ethiopian ah oo Gaadhay Kismaayo

Ethiopian Troops in Kismayo

Magaalada Kismaayo waxa ka dhacday xaflad lagu soo dhoweynayo ciidamo cusub oo ka socda dalka Itoobiya oo halkaasi lagu daabulayo.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay la hawlgeli doonaan kuwa maamulka iyo ciidamada kale ee ka socda AMISOM ee ku sugnaa Gobolka.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa war amuurtaas ku saabsan innoogu diyaariyey Washington

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Ethiopia ee AMISOM