Guddida Doorashada Somaliland oo Shaaciyey Diiwaangelinta

Guddida Doorashada iyo Xisbiyada Somaliland

Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay wakhtiga ay diiwaangelinta codbixiyayaashu ka bilaabmayso Somaliland. Guddida oo warbaahinta kula hadlay xafiiskooda, waxay sheegeen siday gobollada uga dhacayso, iyagoo xusay in gobolka Togdheer lagu bilaabayo.

Warbixintan waxa magaalada Hargeysa nooga soo dirays Weriyaha VOA Barkhad Kaariye.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashooyinka Somaliland