Barnaamij Suugaan Sannadka Cusub 2016

Dhageyso Barnaamij Suugaaneed oo aan ugu talagalnay inay dhagaystayaasheenna nagula dabaal degaan sanadkan cusub ee 2016. Barnaamijkan ayaa waxa soo diyaarisay iskuna soo duba ridday Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamij Suugaaneed