Faaqidaada: Habka Xisbiyada Siyaasadeed

Map of Somalia showing Baidoa

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu tododbaadkan ku saabsan yahay qaabka Soomaaliya ay uga hirgeli karto nidaamka xisbiyada siyaasadda. Waxaa barnaamijka diyaariyey Xuseen Barre Aadan, waxaana soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.