Taariikhda Weriye Axmed Xasan Cawke

Axmed Xasan Cawke

Magaalada Jigjiga waxaa ku geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa saxafiyiinta ugu magaca weynaa ee soo maray warbaahinta Soomaalida.

Halkan ka Dhageyso Taariikh Nololeedka Cawke.

Your browser doesn’t support HTML5

Taariikh Nololeedka Cawke

Fanaaniin ayaa ka tacsiyeeyey geerida Cawke.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Fanaaniin ka Tacsiyeeyey Geerida Cawke