Baydhaba: Ciidamo Tababar Loo Soo Xiray

Bartamaha Baydhabo

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta tababar usoo xiray ciidamo 200 oo ah booliis cusub oo uu yeelanayo maamulka.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka hadlay munaaabadda lagu soo xiray tababarka ayaa dowladda Ingiriiska uga mahad celiyey tababarkan.

Shariif Xasan waxa uu sheegay in ciidamadan ay gacan ka geysan doonaan sugidda amniga ee deegaanda Koonfur Galbeed.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamo la tababaray